Video:-Wariye Baafo oo warbixin ka diyaariyay wiilkii somaliga ahaa ee falka ka gaystay Australia

Yacquub Kheyre ayaa la sheegay in sanadkii 2009 loo xiray eedeymo ah in uu qorsheynayay weerar ka dhan ah xero milatari oo ku taala magaalada Sydney balse markii dambe dambi lagu waayay.

Kheyre ayay boolisku toogasho ku dileen kaddib muddo kooban oo ay is rasaaseyn dhex martay isaga iyo booliska.

Weerarkaasi waxaa sidoo kale ku dhaawacmay saddex askari oo booliska ka tirsan.,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka