Dhagayso:-Comey”Trump waxuu iga codsaday in aan joojiyo baarista xiriirka Ruushka”

Agaasimihii hore ee hey’adda dambi baarista Mareykanka James Comey ee shaqada laga eryay ayaa sheegay in Madaxweyne Trump uu weydiistay inuu u balan qaado inuu daacad u noqonayo , isla markaana uu ku booriyay inuu meesha ka saaro baaristii ay FBIdu ku heysay, La taliyihii Amniga Qaranka Michael Flynn, gaar ahaan xiriir uu la sameeyay Ruushka,hoos ka dhagayso codka.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka garyaqaan Cabdiwaaxid