Video:-Madaxweyne Gaas oo dagaal iclaamiyay hanjabaad adagna udiray alshabaab

Madaxweynaha Puntland Prof Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyadda Puntland ee Garoowe, wuxuu iclaamiyay dagaal ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo shalay askar iyo dad shacab ku laayay deegaanka Af-urur ee Galgala.
 
Madaxweynaha ayaa hanjabaad adag udiray alshabaab,balanqaadayna in ay ka sifayn doonaan argagixisada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka