Video:-Daawo Beesha Isaaq oo sheegtay in ay xiriirka ujartay Qadar

Msuuliyiinta maamulka Somaliland ee Beesha Isaaq ayaa sheegay in ay xiriirka ujareen dawlada Qadar,isla markaana khilaafka soo kala dhexgalay Qadar iyo xulufada Sacuudigu hogaaminayo ay la safan yihiin dhanka xulufada Sacuudiga.

Dad badana ayaa is waydiinaya xiriir ujarida maamulka Somaliland ee Beesha Isaaq maxay u dhimi kartaa Qadar mase og tahayba Qadar in maamul beeleedka Somalialnd uu xiriirka ujaray,sidoo kale garabka xulufada sacuudiga maka warqabtaa taageerada ay sheegtay in beeshaasi ay la garab istaagtay mawqifkooda.

”Beesha Isaaq in ay xiriirka ujarto Qadar ma xuma ee iswaydiintu waxay tahay marka hore xiriir mala lahaayeen”,hoos ka daawo muuqaalka wasiirka maamulkaas u qaabilsan arimaha dibada oo shir jaraa’id oo uu ku shaacinayo go’aankooda ku qabtay Hargaysa.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka