Video:-Dhaqan ka fog bini’aadantinimada iyo islaamtinimada oo ka taagan xaafada Baraxley ee koonfurta Gaalkacyo

Culumada xaafada Baraxley ama Koonfurta Mudug ayaa ka dhiidhiyay oo kasoo saaray qaylo dhaan adag dhibaato xoog leh oo lagu hayo Xoolaha ku dhaqan deegaamadaas.

Culumadu waxay qaylo dhaantan kasoo saareen dhaqan fool xun oo ay sameeyaan dadka Xoolaha qala oo ku iibsha kawaanka Xaafada Baraxley,kuwaasoo inta aysan Neefka qalin ka hor isagoo nool qoraxda u dhiga oo qalajiya.

”Waa dhaqan laga aragagaxo oo laga naxo oo aan meelna uga jirin diinta islaamka,dhaqanka wanaagsan iyo damiirka bini”aadanimo”hoos ka daawo muuqaalka arintaas.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka