Video:-Wax badan ka gow halgankii Ururkii awooda badnaa ee SSDF

Mid kamid ah xubnihii ugu firfircoonaa Xisbigii ama Ururkii awooda badnaa SSDF,ayaa warbixin dheer oo uu siiyay Tv-ga Puntland waxuu kaga waramay halgankii Ururkaas.
 
Cadirashiid Aadan seed Qoor uu waraysi la yeeshay wariye daljir ayaa ka waramay hadafyadii loo aas-aasay Ururkaas iyo guulihii uu ka gaaray hadafkisii,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka