Dhagayso:-Islaam nacaybka oo kusii fidiya gudaha maraykanka

Gobolka Minnesota, banaanbaxyo ayaa ka dhacay banaanka hore ee xarunta maamulka gobolka ee magaalada Siant Paul.
 
Dadka ayaa ku qeylinayey erayo ka dhan ah Islaamka, halka kuwo kalana ay ku dhawaaqayeen erayo ay ku taageerayaan dadka Muslimka ah ee ku nool gobolkaas,
 
Tan iyo intii la doortay madaxweyne Trump waxaa kusii fidiya gudaha maraykanka nacaybka loo qabo dadka islaamka iyo diintoodaba.
 
Nacaybkaas sii badashadiisa ayaa loo aanaynayaa erayada aan ka fiirsiga lahayn islaam nacaybka xanbaarsan ee kasoo fara baxsada mar walba madaxweyne Trump,
 
Hoos ka dhagayso warbxinada mudaaharadayadaa iska soo horjeeda ay ak diyaarisay idaacada VOA laanteeda afka somaliga.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka