Video:-Puntland oo si cad uga hor timid manhajka waxbarasho ee dawlada fadaraalka

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Prof: Abshir Yuusuf Aw ciise iyo iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta sare Dr Maxamed Cali Faarax iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta sare Maxamed C/qaadir Cismaan ayaa shir jaar’id  kuwada Qabtay hoolka Wasaaraddda Waxbarshada ee Dowlada Puntland.

Waxaan maanta Shir-saxaafadeedkaan u qabanay inaan caddayno in Manhajka waxbarasho ee Wasaaradda Waxbarashada ee Dawladda Federaalka ahi ay horgaysay Golaha Xukuumadda Dawladda Federaalka ah uu yahay mid gaar ku ah Gobollada Koofureed iyo Muqdisho, Puntland na uusan khusayn, waxaan arrintaan ku sababaynaa sida soo socota,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka