Video:-Daawo kulankii maanta dhexmaray Puntland iyo maamulka Cadaado

Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ka dhacay wadaxaajood dhexmaray maamulka Cadaado iyo wasiiro Puntland ka tirsan oo uu hogaaminayo wasiirka deegaanka Cali Cabdulaahi Warsame.
 
Kulanka oo ahaa gogol xaar loo gogol xaarayo wada xaajood u bilaabanaya labada dhinac maalinka berito ah,ayaa ka dhacay xaafada Baraxley.iyadoo looga xaajooday sidii loo adkayn lahaa amniga Gobolka Mudug gaar ahaan magalaada Gaalkacyo.
 
Maalinka beri foog ah ayaa waxaa furmi doona wada xaajood rasmiya oo labada dhinac dhexmari doona sida uu saxaafada u xaqiijiyay wasiir Cali Cabdulaahi Warsame,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka