Video+Sawiro:-Daawo shirkii Gaalkacyo oo guulaystay qodobana laga soo saaray

Waxaa goor dhawayd kusooo dilaaday magaalada Gaalkacyo shirkii u dhaxeeyay Puntland iyo maamulka aan sharciyada buuxin ee Cadaado.
 
Shirkan oo looga xaajoonayay nabada Mudug ayaa waxaa kasoo baxay qodobo muhiim ah.
 
Qodobada soo baxay ee sida buuxda layskugu raacay ayaa waxaa laga xusi karaa:-
 
 
1.Nabad ku wada noolaansho
2. Nabad wadaag
3. Nabad diidka oo lala wada diriro
 
 
 
Hoos ka daawo muuqaalka shirka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka