Beelaha Cayr iyo Xawaadle oo ku dagaalamay hiiraan

Degaanka beenyaale ee u dhaw degmada maxaas ee gobolka hiiraan.ayaa waxaa ka dhacay dagaal sababay geerida 10 qof iyo dhaawac ka badan.

Dagaalkan ayaa u dhaxeeya labo beelood oo daaqsin wadaag ah kana kala soo jeeda degmooyin ka maxaas iyo guriceel.

Dhaawacyada dagaalka ayaa lakala geeyay magaalooyinka maxaas  iyo guriceel.

Ilaa iyo hada majirto wax waan waan ah oo laga dhex sameeyay labada dhinac