Video:-Daawo kulanka Keating iyo jaaliyada somalida ee Sweden

Wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobey ee Somaliya Michael Keating,ayaa caawa kulan la qaatay jaaliyada somalida ee dalka Sweden.
 
Wakiilka xoghayaha guud Michael Keating,ayaa jaaliyada uga xog waramay xaalka guud ee dalka,sidoo kale jaaliyada ayaa su’aalo ku waydiisay wakiilka.
 
Kulanka oo hada socda ayaan idinku soo gudbin doonaa wararkayaga danbe barnaamijkoo dhamaystiran,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka