Video:-Daawo xaalada deegaanka Af-urur iyo Gudigii qiimaynta ee halkaas gaaray

Gudi iskugu jira wasiiro iyo saraakiil ciidan oo madaxweyne Gaas u xilsaaray soo qiimaynta dhibaatadii ku dhacday shacabka ee Deegaanka Af-urur ,ayaa halkaas gaaray waxayna kulamo la qaateen bulshada ku dhaqan deegaankaas.

Hadaba kulankaas iyo xaalada guud ee deegaanka Af-urur waxaad uga bogan kartaan muuqaalka hoose.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka