Video:-Shacabka Madhawa oo cabasho xoog uleh usoo jeediyay maamulka Jubaland

Shacabka ku nool Jasiirada Madhawa ee Jubaland,ayaa cabasho xoog leh usoo jeediyay maamulka jubaland,cabashadaas oo ku aadan Nolosha deegaanka Madhawa oo aad u liidata.

Dadka deegaanka madhawa,ayaa cabashadoodu ku salaysan tahay adeegyadii aas-aasiga ahaa oo aysan helin sida Caafimaadka,Biyo nadiif ah iyo Waxbarasho,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka