War deg-deg ah:-Xarunta cusub ee baarlamaanka Puntland oo hada xariga laga jaray

Waxaa hada si toos ah usocota xafladafuritaanka xarunta cusub ee baarlamaanka Puntland.

Furitaanka xaruntan oo ay goobjoog ka yihiin masuuliyiin fara badan oo uu ugu horeeyo madaxweyne Gaas ayaa waxaa kaloo ka qaybgalay marti sharaf kala duwan.

Xaruntan cusub ee maanta xariga laga jaray ayaa ah xarun uu yeelanayo baarlamanaka Puntalnd,taasoo ah mid si casriya loo dhisay loona qalabeeyay.

Goor dhaw naga filo sawirada iyo muuqaalka furitaanka xarunta cusub ee baarlamaanka Puntland.