Dhagayso:-Dawlada Somaliya oo dalka ka cayrisay wakiilkii hay’ada cuntada ee qaramada midoobey

Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Qaramada Midoobay in waddanka Soomaaliya laga saaro madaxa Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay Richard Trichard.
 
Richard Trichard ayey dowladdu ku eedeysay inuu gaystay dhaqan ka baxsan xirfadda oo meel uga dhacaysa hay’baddii iyo sharaftii wakiilnimo ee Soomaaliya.
 
Dhinaca kale Af-hayeen u hadlay Qaramada Midobay ayaa VOA u sheegay inay socdaan wadahadallo u dhexeeya dawladda iyo madaxda Qaramada Midobay oo arrintan lagu xallinayo,hoos ka dhagayso codka .

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan