Video:-Daawo Ugaaska Xawaadle oo si adag uga hadlay colaada Hiiraan

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa maanta shir jaraa’I’d ku qabtay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Ugaaska ayaa uga hadlay shirkiisa jaraa’id dagaalka hiiraan ee u dhaxeeya beelaha Cayr iyo Xawaadle.

Ugaasku waxuu ku baaqay in shuruud la’aan dagaalka la joojiyo.

Dagaalkan ayaa waxa keenay abaarta ku dhufatay gobolka Galgaduud iyo Hiiraan

‘Dad abaar kasoo qaxay ayaa lagu soo dhaweeyay hiiraan, kadib iyagii ayaa dagaal ku bilaabay dadkii soo dhaweeyey, hoos ka daawo muqaalka oo faahfaahsan.

 

Halkan ka daawo muuqaalka