Dhagayso:-Wasiir Juxaa oo gaaray Gaalkacyo kulana la qaatay bulshada mudug

Wasiirka arimaha gudaha fadaraalka Cabdi Faarax juxaa,ayaa soo gaaray magaalada galkacyo.
 
Waftiga wasiirka ayaa waxaa kusoo dhaweeyay magaalada Galkacyo maamulka Gobolka mudug.
 
Wasiirka ayaa la kulmay mas’uuliyiinta Gobolka Mudug iyo qaybaha bulshada,uxuuna u sheegay in dowladda fadaraalka Soomaaliya ay ka go’antahay nabad ka dhalata gobolka Mudug, gaar ahaan magaalada Galkacyo.
 
Wasiir Juxaa ayaa uga gudbi doona magaalada Galkacyo caasimada Puntland ee Garowe ,halkaas oo kulan kula qaadan doono madaxweyne Gaas,hoos ka dhagayso codka wasiir Juxaa.

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka wasiir Juxaa