Video:-Madaxweyne Farmaajo oo shacabka muqdisho kala qaybgalay salaadii ciida

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee  Soomaaliya ,Ra’sul wasaaraha Xukuumadda Dalka  iyo qaar kamid ah Golaha Wasiiradda XFS  ka tirsan ayaa Shacab aad u tiro badan  kula tukaday salaadda ciidda Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee magaaalada Muqdisho.

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya  Mudane Maxamed C/llahi Farmaaji ayaa salaada ka dib waxa uu masjidka isbaheysiga ka jeediyey Qudbad dhinacyo badan taabaneyso oo uu madaxweynaha kula dardaarmayey Shacabka Soomaaliyeed,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka