Video:-Madaxweyne Gaas oo digniin adag udiray Somaliland

Madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa isna ku nuux-nuuxsaday waxyaabo ay kamid ahay ammaanka, isagoo ballan qaaday in Puntland amnigeedu muddo soo jiray hadana uu jiri doono, isagoo wacad ku maray in gacan bir ah lagu qaban doono ciddii isku dayda inay waxyeelleyso.

Madaxwayne Gaas waxa uu baaq u diray maamul uu sheegay inay xilli walba taageeraan kooxda Firxadka ah ee Al-Shabaab isagoona tilmaamay in loobaahan yahay ka waantoobida taageerada kooxdaasi,

Madaxweyne Gaas digniinta uu diray waxay si dadban ugu wajahantay maamulka somaliland oo isagu si toos ah u taageera kooxaha argagixisada ah ee Alshabaab iyo Daacish,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka