Video:-Somaliland”26-ka June anagaa leh ee hanoo daayo Farmaajo”

Afhayeenka madaxtooyada Somalialnd oo shir jaraa’id oo uu ku qabtay hargaysa waxuu ku sheegay in 26-ka June ay tahay maalin ay leedahay Somaliland oo aysan ahayn maalin Somaliya ay leedahay.

Afhayeenka ayaa fariin udiray madaxweyne Farmaajo,taasoo uu ugu sheegayo in uu iska daayo sheegashada maalintaas”26-ka June anagaa leh ee hanoo daayo farmaajo”hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka