Dhagayso:-Saamayn intee le’eg ayuu yeelan doonaa go’aanka xayiraada Trump

A judge’s gown and gavel with sound block on deep, rich colored wooden desktop and American flag

Maxkamada Sare ee Mareykanka ayaa sheegtay inay dib u eegeyso kiiska amarki uu madaxweyne Donald Trump uga mamnuucay inay Mareykanka soo galaan qaxootiga iyo muwaadiniinta kasoo jeeda lix wadan oo ka mid ah dalalka Islaamka.

Dikareetada madaxweyne Trump ayaa dhigeysay in mudo 90 cisha aysan imaan karin Mareykanka muwaadiniinta dalalka Somalia, Sudan, Iran, Libya iyo Yemen. Sido kale qaxootiga ayaanan soo gali karin mudo 120 maalmood ah.

Hadaba go,aanka Maxkamadda siduu u saameyn doonaa qaxootiga, muxuuse kaga duwanyahay kuwi hore. Warbixintaan waxaa ka diyaariyey Nur Hassan Nur,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka warkaas