Dhagayso:-Xulufada carabta kasoo horjeeda Qatar oo hanjabaad kale soo saaray

Saudi Arabia's Crown Prince Mohammed bin Salman (R) shakes hands with a member of the royal family during an allegiance pledging ceremony in Mecca, Saudi Arabia June 21, 2017. Bandar Algaloud/Courtesy of Saudi Royal Court/Handout via REUTERS
Dawladaha xulufada Carbeed ee horkacaya in cilaaqaadka loo jaro dalka Qatar ayaa mar kale ku baaqay in dalka Qatar uu aqbalo qodobo 13 ah oo ay hore ugu gudbiyeen, haddii ay taasi dhici waydana ay suurogal tahay inay qaadaan tallaabooyin adag oo aan ka laabasho yeelan doonin,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka faahfaahinta