Video+sawiro:-Calanka Somaliya oo laga taagay Baarlamaanka Canada hortiisa

Maanta waxaa ka dhacay dalka Canada xaflad Calan saar ahayd oo lagu maamusayay maalinta Qaranimada Soomaliya.
 
Kowda July waxaa wada wadaaaga wadamada Soomaaliya iyo Canada.
 
Waxaa xafladaas calan saarka ahayd ka qaybagaly xubno muhiim ah oo ka tirsan jaaliyada somalida ee Canada siyaasiyiin,fanaaniin.aqoon yahano  iyo madax ka tirsan dalkaas.
 
Agaasimihii hore ee xaafiiska Ra’isalwasaaraha somaliya Burhaan Dio Mio ayaa ka mid ahaa masuuliyiinta hormuud ka ahaa xaflada calanka saarka labada wadan ee Canada iyo Somaliya,.hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka