Video:-Madaxweyne Farmaajo oo sagaalka bisha ku wajahan Puntland

Magaaladda Bosaso ee xarunta gobolka Bari waxaa soo Gaaray wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dib Heshiisiinta ee Xukuumada Somaliya, Cabdi Faarax Siciid Juxa.
 
“Marka hore waxaan idiin soo gaarsiinaya salaan aan idiinka wado madaxweynaha federaalka Maxamed cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khayre,
 
Madaxweynuhu Safar ayuu ku imaan doono degaamadda Puntland haddii alle idmo, annigu safarkaasi ayn hordhac u ahay, ujeedadu waxaa weeye inaan dadka isasii waraysano, aan ogaano dareenka ay qabaan oo aan u warano, iyaguna noo waramaan” ayuu yiri wasiir juxa,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

Halkan ka daawo muuqaalka Juxaa ee Bosaso