Fiqi Bashiir Cabdulle Codweyn oo ku geeriyooday Sweden

Fiqi Bashiir cabdulle Codweyn oo saacad ka hor ku geeriyooday dalka Sweden.

Fiqiga ayaa waayahan danbe xanuunsanaa,kuna xanuunsanaa dalka Sweden oo uu maanta ku geeriyooday.

Bahda idilnews waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan guud ahaan shacabka Puntland ,gaar ahaan qoyskii iyo eheladii uu ka baxay.

Waxaan leenahay samir iyo imaan rabi hanaga wada siiyo janadiina haka waraabiyo Fiqi Bahiir Cabdulle Codweyn.