Shirka amniga Qaranka Somaliya oo ka furmaya muqdisho saakay

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Maanta Ka furmaya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shir gudoominaayo Madaxweynaha Somaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo.
 
Shirkaan ayaa waxaa ka soo qaybgalaya Madaxda dowladda federaalka iyo Madaxda dowladaha xubnaha ak ah dawlada fadaraalka,waxaana looga xaajoon doonaa xaalada amaan ee dalka iyo sida ugu haboon ee lagu sugi karo amniga Qaranka.
 
Shirkaan ka furmaya magaalada Muqdisho ayaa wuxuu socon doonaa mudo labo maalmood ah,