Dhagayso:-Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukuno dil ah ku riday xubno ka tirsan alshabaab

Maxkamadda milatariga ee Puntland ayaa xukunno ku riday 11 qof oo ku eedaysnaa falal argagixiso, waxaana qaarkood lagu xukumay dil toogasho ah.

Go’aannadan ayaa kasoo baxay xukun maxkamadeed oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso,hoos ka dhagayso codka wariye Faadumo Yaasiin Jaamac.

 

 

Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan.