Shirkii Golaha wasiirada Puntland oo looga hadlay arimo muhiim ah

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Nabadgelyada dalka, La xisaabtanka Hay’adaha Soo Saara Warbixinada, Raadkii ay abaaruhu ku reebeen Gobolada Puntland, Dagaalka ay Kooxda Al-shabaab ku Hayaan Lacagta Shilin Soomaaliga ah iyo Warbixino.

Xafiiska Warfaafinta, Wacyi-gelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Dawladda Puntland.

 

 

Halkan ka akhriso:-