Video:-60-arday oo maanta ka qalanjabiyay jaamacada PSU faraceeda Gaalkacyo

Lixdan Arday ayaa maanta ka qalanjabiyay jaamacada PSU faraceeda magaalada Gaalkacyo.

Ardaydan ayaa ka qalanjabiyay kuliyadaha kala duwan ee jaamacada laga dhigto.

Maamulka Jaamacada PSU,maamulka Gobolka mudug,masuuliyiin kale oo ka tirsan Puntland iyo marti sharaf  ayaa kasoo qaybaglay xaflada qalanjabinta Ardaydan maanta qalanjabisay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka