Video:-Mudahaaraad balaaran oo looga soo horjeedo diidmada lacagta shilin Somaliga oo ka dhacay Gaalkacyo

Bannaanbaxyo ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacayo,kuwaas oo ka dhashay diidmada lacagta shilin Soomaaliga
 
Waxaa istaagay isku socodkii magaalada kadib markii Gaadiidka dadweynaha ay joojiyeen shaqaada,sidoo kale waxaa iyaguna xiray Gancasigii Bakhaaradii iyo xarumihii Ganacsiga ee magaalada.
 
Banaanbaxyadan ka dhacay Gaalkacyo ayaa kusoo beegmaya iyadoo magaalooyin kale oo ka tirsan Somaliya ay ka dhaceen mudaaharaadyo looga soo horjeedo diidmada lacagta Shilin Somaliga ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka