Video:-Shirka amniga Qaranka oo muqdisho maalinkii labaad ka socda

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maalinkii labaad ka socda shirka Golaha Amniga Qaranka, kaasi oo shalay gelinkii dambe ka furmay Muqdisho.
 
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fdaaraalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa shalay guddoomiyey shirka Golaha Amniga Qaranka oo muddo labo maalmood ah ka socon doona xarunta Madaxtooyada.
 
Shirka Golaha Amniga Qaranka ayaa lagu wadaa in maanta la soo gaba gabeeyo, iyadoo laga soo saari doono go’aano ku aadan amniga dalka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka