Wasaaradda Amniga Fadaraalka oo Amaro cusub soo saartay

Wasaaradda Amniga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa amar ay soo saartay waxay ku sheegtay in loo baahanyahay inay isi soo diiwaan galiyaan Shirkadaha Ilaaladooda.

 Sidoo kale Wasaaradda Amniga waxay fartay dadka heesta Gawaarida aanan Xabada Karin inay ka soo diiwaan galiyaan Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya.
Halkan ka akhriso:-

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.