Video:-Wasaarada amniga Puntland oo go’aamo amniga lagu xoojinayo soo saartay

Kulan labo maalmood uga socday laamaha amaanka Puntland xarunta wasaarada amniga ayaa waxaa kasoo baxay go’aamo muhiim u ah adkaynta amaanka Puntland.

Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab ayaa saxaafada uga waramay go’aamada soo baxay iyo guud ahaan qorshaha amaan ee dalka,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka