Video:-Ganacsigii Bosaso oo maalinkii Afraad xiran

Waxaa mar kale maanta albaabadu ay u laaban yihiin suuqyada magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ganacsatadu waxa ay sheegeen in xirnaashahaasi uu daba-joogo canshuur dheeraad ah oo lagu soo rogay.
 
Dawlada Puntland ayaan ilaa iyo hada ka hadlin Ganacsiga xiran maalinkii afraad iyo cabashada ganacsatada ee canshuurta cusub ee lasoo rogay.
 
Ganacsatada ayaa ku doodaysa in casnhuurat la saaray ay bixinayaan oo kaliya markii ay helaan xaqa ay leeyihiin ee waajibka ku ah in dawladu fuliso.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka