Video:-Maxaa sababay Shilalka Gawaarida oo kusii badanaya Gobolka Mudug?

????????????????????????????????????

Talyaha ciidamada nabadgalyada wadooyinka Puntland qaybta Mudug ayaa ka warbixiyay shilalka sii badanaya ee Gobolka.

Talyaha oo uwaramayay Puntalnd Tv ayaa ka hadlay Nabadgalyada wadooyinka Gobolka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka