Video:-Maxaa looga xaajooday shirkii Golaha Wasiirada Puntland ee khamiislaha ahaa?

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha  Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Amniga dalka, Safarkii Madaxweynaha ee Muqdisho, Soo dhaweynta Madaxweynaha Dawladda Federaalka, U-diyaar garowga 1-da August, Xaaladda Abaaraha, Bixinta Canshuuraha iyo warbiximo.

 

 

Halkan ka akhriso:-

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka