Video:-Ciidamada amaanka Puntland oo Garowe ku qabtay danbiilayaal

Ciidamada amaanka magaalada Garowe ayaa gacanta kusoo dhigay nin si arxan daray u toogtay haweeney uur laheyd gudaha magaaladaasi.

 
Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne,oo ayaa sheegay in howlgal ay ciidamada ka fuliyeen magaalada Garowe ay kusoo qabteen ninkaasi gacan ku dhiiglaha ah ee dilay haweeneyda uurka laheyd.
 
Ninkaan ayaa la sheegay in uu si bareer ah u toogtay haweeneyda uurka laheyd, isla markaana magaalada uu iska dhex joogay.,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka