Video:-Sidee u dhacay dilkii Haweeneyda u dhalatay Australia ee Minneapolis

Duqa magaalada Minneapolis Betsy Hodges iyo Taliye ku xigeenka ciidanka booliiska ayaa shir jaraaid kuwada qabtey magaalada Minneapolis, waxaana ay ku shaaciyeen in labada sarkaal ee Mohamed Nuur iyo Methew Harati lagu eedeeyey falka dilka haweenayda u dhalatey Australia,hoos ka daawo muuqaalka.