Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay maanta arimo muhiim ah?

Gollaha xukuumadda Puntland ee Baarlamaanku kalsoonida kala laabtay labo maalmood ka hor oo uu isugu yeeray madaxweynaha Puntland ayaa shirkoodii caadiga ahaa ee khamiislaha waxay ku yeesheen caasimadda Garoowe, waxaana looga hadlay adkaynta amniga dalka iyo sidii si wadajir ah loo wada-shaqayn lahaa, loona sii wadi lahaa shaqooyinkii wasaaradaha.
 
Warsaxafadeed kasoo baxay madaxtooyadda ayaa sidaa lagu sheegay.
Halkan ka akhriso:-