Madaxweyne Farmaajo u hanbalyeeyay carwada Buugaagta ee Garowe

Madaxweynaha Dawlada Fadaraalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa qoraal usoo dhigay bartiisa Twittter-ka waxuu ugu hanbalyeeyay Carwada Buugaagta ee laga furay caasimada Puntland ee Garowe.
Hambalyo qabanqaabiyeyaasha Bandhigga Buugaagta ee Garowe. Waxaan bulshada ku dhiirrigelinayaa inay xoojiyaan akhriska & qoraalka #GIBF2017.