Video:-Qarax khasaare xoog leh sababay oo ka dhacay Duleedka Magaalada Laascanood

Hal cunug ayaa ku dhintay, 17 qof oo kale oo shan ka mid ah ay caruur yihiinna wey ku dhaawacmeen ka dib markii uu ku qarxay bam iyagoo ku suggan xero ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah, oo ay Abaartii Soomaaliya ku dhuftay ka dhameysay xoolihii, oo ku taala deegaanka Arri Cadeeye ee duleedka Waqooyi ee magaalada Laascaanood,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka