Video:-Wasiirka Duulista Hawada”Soomaaliya Hawadeeda mardhaw ayay si buuxda ula wareegaysaa”

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo gaadiidka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa waxa uu sheegay iney Soomaaliya u diyaar-garoobeyso iney dib usoo ceshato hawadeeda islamarkaana ay diyaar u tahay iney koontaroosho,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka