Video:-Caaqil Shuuqe oo dhawaan Madaxweyne Gaas u magacaabay Xubin gudiga doorashada ah oo kalsoonidii Baarlamaanka helay

Caaqil Abdirahmaan Diiriye Qoorad oo ku magac dheer Shuuqe oo maantay ay golaha Baarlamaanka Puntland ansixeyeen kadib markii dhawaan uu Madaxwayne Gaas u magacaabay xubin ka mid ah gudiga Dimuquradiyenta Puntland.
 
Waxaa Codka siiyay Caaqilka dhamaan xubnihii madasha fadhiyay oo dhamaa 47-Xildhibaan ,iyadoo uu shir gudoominayay Golaha gudoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Puntland C/xamiid Sh.C/salaan,hoos ka daawo muuqaalka oo dhamaystiran.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka