Video:-Wasaaradihii Puntland ee fashilmay oo maanta soo gabagabeeyay barnaamijkii ay ugu magacdareen”Waxqabadka”

Waxaa Maanta inoo soo xirmay qaybtii 1aad ee Barnaamij kii Madasha Bandhigga waxqabadka xukuumadda ee asbuucaan inoo ka socdey xarunta Shirarka ee Jaamacadda Bariga Africa faraca ay ku leedahay caasimadda Puntland.
 
 
Hoos ka akhri wasaaradaha waxqabadkooda soo bandhigay.
Axad 23/7/2017
 
 
—————-
•W/Caafimaadka
•W/Waxbarashada iyo Tacliinta sare
•W/Beeraha iyo waraabka
Isniin 24/7/2017
—————-
•W/ Deegaanka iyo Duurjoogta
•W/ Ganacsiga iyo warshada
•W/ Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha qoyska
Talaado 25/7/2017.
——————-
•W/ Dekedaha
•W/Arrimaha gudaha
•W/ Xanaanadda xoolaha
•W/ Dastuurka iyo arrimaha federalka
Arbaca 26/7/2017
——————
•W/ kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda
•W/ Qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah
•W/ Duulista iyo Garoomada
•W/ Shaqada iyo Shaqaalaha
•W/ Warfaafinta iyo Isgaarsiinta
•W/ Amniga
 
 
Barnaamijkan ay wasaaradha Puntland kusoo bandhigayeen waxqabadkooda aya ahaa mid aan xiiso badan lahayn,isla markaana aysan kasoo qaybgalin dad badan oo muhiim ahaa, bulshada reer Puntland waxay u arkayeen intooda badan barnaamij maaweelo qiimo jaban ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka