Dhagayso:-Maraykanka oo cadeeyay in Cabdirisaaq Tahliil in uu ka mid ahaa madaxda Alshabaab

From left: US Defense Secretary Robert Gates, Vice Chairman of the Joint Chiefs of Staff General James Cartwright, outgoing Africa Command commander General William Ward, and incoming Africa Command commander General Carter Ham take part in the AFRICOM change of command ceremony at the Stadthalle City Hall in Sindelfingen. AFP PHOTO/POOL/Mandel NGAN

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in howl-gal wada jir ah oo ay sameeyeen ciidamo Mareykan ah iyo kuwa Soomaali ah lagu soo qabtay nin lagu tuhmaayo in uu ka tirsanaa kooxda al-Shabaab, kaas oo ay AFRICOM ku sheegeen in uu ahaa fududeeye Shabaabka u qaabilsanaa dhinaca qaraxyada.

Ninka la xirey oo lagu magacaabo  C/risaaq Xuseen Tahliil, ayaa laga soo qabtay magaalada Gaalkacyo, waxana uu hore u deganaa dalkan Mareykanka.

Jamaal Axmed Cismaan oo ka tirsan laanta Afka Somaliga ee VOA,ayaa warbixintan isku soo soo duba ridey,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka warka