Dhagayso:-Xafladii Fartuun Birimo ee Baraxley oo dagaal ka dhacay

Shaqaaqo ayaa xalay ka dhacday magaalada Gaalkacayo taasi oo ka dhalatay fagaare ay bandhig faneed ka dhigaysay fannaanada Fartuun Birimo.

Dhowr qof ayaa la sheegay inay dhaawacmeen kadib makrii ay rasaas fureen ilaalada goobta oo ay iska horyimaadeen wadaaddo doonayey in bandhigga la joojiyo.

Fartuun Axmed Sahal ayaa maalmahan joogtay magaalada Gaalkacyo gaar ahaan dhanka Koonfureed ee Baraxley,waxayna xalay ku qabatay halkaas barnaamij bandhig faneed ah oo keenay khasaarahan dhaawaca ah,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka khasaaraha