Akhriso:-Wasiirada Koonfur-Galbeed oo laysku shaandheeyay

Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadn ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda ka dib Munaasabad ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Koonfur-galbeed.

 

 

Hoos ka akhriso magacyada wasiirada:-