Dhagayso:-Alshabaab oo dilay 10-askari oo AMISOM

SONY DSC

Maleeshiyada ururka Al-Shabab ayaa weerar gaadmo ah ku qaadday kolonyo ciidamada AMISOM oo ku sii jeeday magaalada Buula Mareer. Weerarkan ayaa ka dhacay meel aan ka fogeyn tuulada Golweyn, waxaana wararku sheegayaan inuu jiro khasaare soo gaadhay labada dhinac. Al-Shabaab ayaa sheegatay inay dileen 39 askari oo kuwa AMISOM ah, hase yeeshee saraakiisha Soomaalidu waxay sheegeen in ugu yaraan 11 askari oo midkood Soomaali yahay ay dhinteen,hoos ka dhagayso codka.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan