Dhagayso:-Ciidamada Dawlada Fadaraalka oo la wareegaya amniga guud ee Soomaaliya

Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyey shir looga hadlayey sidi ay ciidamada Dowlada Soomaaliya ugala wareegi lahaayeen kuwa Amisom mas,uuliyadda amaanka dalka.

Shirkan oo socday muddo shan cisha ah, ayaa waxaa ka qeybgalay madax ka mid ah Dowlada Fadaraalka Soomaaliya iyo Taliska AMISOM.

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdirashid Cabdullahi Maxamed. ayaa ka waramay  muhiimadda shirkan uu leeyahay.hoos ka dhagayso codka faahfaahsan.

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka faahfaahsan.